Createspace Independent Publishing Platform Maanraac: samays iyo sooyaal, paperback/cali m. cabdigiir (caliganay)
Createspace Independent Publishing Platform

Createspace Independent Publishing Platform Maanraac: samays iyo sooyaal, paperback/cali m. cabdigiir (caliganay)

Vezi magazinul Elefant
  • 2 stele, bazat pe 1 voturi

Description Arrimaha aan weli si baahsan loo soo bandhigin oo Maanraac si wanaagsan loogu taabanayo waxaa ka mi d ah basaasnimada Soomaaliya iyo Itoobiya isku hayeen, oo haddana siday dhalyo ahaan iyo ekaanba isugu dhow yihiin.

Waa labo basaas oo walaalo ah oo Itoobiya iyo Soomaaliya u kala dhashay oo haddana aan is-aqoon aabbahoodna basaas Soomaali ah yahay.

Hase yeeshee waalidka basaaska ah ee ka weyn dhalay oo aan isla noolayn oo Itoobiyaan iyo Soomaali kala ah oo qudhoodu Basaasyo yihiin baa la socda in wiilasha la isbarona lama rabo.

Taas waxaa ka sii daran basaaska yar waxa uu jeclaanayaa gabar aad u garaad badan, aqoon badan leh aadna u bilicsan, kaddib markay abaal weyn u gasho.

Wiilka yar iyo aabihiis waxaa dusha ka ilaasha basaaska weyn oo Itoobiyaanka oo odaygu dhalay.

Dhinac kale, sirdoonka Soomaaliya iyo sirdoonka dawladda Yemen waxay heshiis ku yihiin in Geeldoon iyo wiilkiis Sahal la dilo.

Odayga iyo wiilkuba waxay og yihiin shirqool dawladda Soomaaliya lagu afgambinayo sidaas baana loo rabaa in la dilo inta aysan sirta bixin.

Cu cate stelute ai vota acest produs?

Magazine carte straina

Clientii au cumparat si

Despre Createspace Independent Publishing Platform

Platforma de publicare independentă CreateSpace a fost un serviciu de autopublicare pentru autori independenți, cunoscut în primul rând pentru că îi ajută pe autori să publice și să distribuie cărți tipărite la cerere.

CreateSpace și-a schimbat serviciile la Kindle Direct Publishing (KDP).

CreateSpace și KDP fac ambele parte din platformele de autopublicare ale Amazon, iar autorii pot folosi KDP pentru a publica și distribui atât cărți electronice, cât și cărți tipărite.

Prin KDP, autorii își pot crea, publica și distribui cărțile la nivel global, ajungând la cititori prin rețeaua vastă a Amazon.

Dacă sunteți autor sau aspiră să publice o carte, poate doriți să explorați Kindle Direct Publishing (KDP) pentru nevoile dvs.

de autopublicare.

Categorii Createspace Independent Publishing Platform

Branduri fiction & related items

Createspace Independent Publishing Platform Maanraac: samays iyo sooyaal, paperback/cali m. cabdigiir (caliganay)

Createspace Independent Publishing Platform Maanraac: samays iyo sooyaal, paperback/cali m. cabdigiir (caliganay)

73.00 Lei